Bandhig Farshaxameed Soomaali ah oo Markii ugu Horreysay lagu soo ban-dhigay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya

Bandhig farshaxaneed Soomaaliyeed ayaa shalay lagu soo bandhigay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, iyadoo bandhigan uu qayb ka yahay barnaamij cusub oo loogu magac-daray (Quraca Nabada), kaasoo suura-gelinaya in dhaqanka farshaxanka iyo fanka loo adeegsado sidii nabadda Soomaaliya loo xoojin lahaa, isla markaana la isku soo dhaweyn lahaa dadka Soomaaliyeed ee ay colaaduhu kala … Continue reading Bandhig Farshaxameed Soomaali ah oo Markii ugu Horreysay lagu soo ban-dhigay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya